Xukuumada Somalia oo bilowday fulinta talaabo looga jawaabayo xayiraadii fiisaha Kenya (Akhriso)

Sida ku xusan qoraal wargelin ah oo  Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya u kala dirtay Hey’addaha  QM iyo kuwa deeqda bixiya,  wasaarada ayaan ka qeyb geli doonin dhammaan shirarka iyo Tababarada ka dhacaya magaalada Nairobi iyo guud ahaan dalka Kenya wixii hadda ka dambeeya. Talaabadan ayaa ka dambeysay ka dib markii dhowaan dowlada Kenya ay fiisaha … Continue reading Xukuumada Somalia oo bilowday fulinta talaabo looga jawaabayo xayiraadii fiisaha Kenya (Akhriso)